(Sawirro) Cali Guudlaawe iyo Max’uud Macalin Cabdulle oo labo arrin ka wada hadlay

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaran Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle oo uu wehliyo Kaaliyaha Gudoomiyaha. Kulankan oo ay qeyb ka ahaayeen Wasiir Ku Xigeenka Wasaaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyin Mudane Xasan Cabdi Yuusuf, Agaasimaha Madaxtooyada iyo Gudoomiye Ku Xigeenka arrimaha Siyaasada ee Maamulka Gobolka … Continue reading (Sawirro) Cali Guudlaawe iyo Max’uud Macalin Cabdulle oo labo arrin ka wada hadlay